Sida loo kordhiyo xawaaraha inernate ka 5G

 Ku soo dhowow shabakadda faaristube. halkan waa shabakadda faaris tube waxaad ka heleysaa waxyaabo ku saabsan technology ga simple technology tips Iyo sidoo kale waxaad ka heleysaa wax yaabo kusaabsan edits ka muuqaal   habeynta iyo sawir hagaajinta Wixii dheeri ah waxad igala soo xiriiri kartaa instagram.

Fadlan haduu jiro link aan soo dhigay website ka oo uu kuu shaqeyn waayo ila soo hadal ama ila soo xiriir.Waxaad igala soo xiriiri kartaa account ga aan ku leeyahy facebook ama instagram, si degdeg leh ayaan kaaga jawaabi doonaa waana kaaga mahad celin doonaa 🥰.

Sida loo kordhiyo xawaaraha internate ka


Waxan ku jirnaa zaman ama waqti technology da aad u horumartay, wax walba aduunka yaalo waa technology, waxaan soo marnay xilli internet ku ahaa 2G Runtii waa la isticmaali jiray 2G ga lkn qadkiisa muusan horumarsaneen qadkiisa cules ayuu ahaa, mudo kadib waxa so baxay 3G oo ka fiicnaa 2G ga wuxuu ahaa mid aad u fiican waqtigaas, maadaama la soo arkay 2G culeeskiiisa, 3G ga ayaa isna muddo kadib laga tegay oo mudo ddhigaan. waxaa intaa kadib soo baxay 4G.

2G,3G,4G (G) maxaa loo la jeedaa xarafka G. Waxaa loola jeedaa ( Generation ). 4G waxa uu noqday mid ka xawaara sareeya kuwa hire lasoo dhaaafay ee ah 2G iyo 3G intaba.Hadase waxaa lagu huda jiraa sida loogu soo saadi lahaa 5G oo uu noqon doono mid 100 jeer ka xawaara sareeya kan 4G, dalal fara badan ayaa loolan kula jira inay soosaaraan 5G, dalalkaasi waxaa kamid ah America, China iyo dalal kale, waxay loolan kaas ugu jiraan waa in ay helaan dal walba isticmaala 5G in xogta dalkaas Gacanta ay ku dhigaan oo ay dhaqdhaqaaqiisa la socdaan.

Manta waxaan kugula wadaagaya wax la yiraahdo VPN .

VPN ma ahan 5G, laakiin waxa uu kuu. Ogolaanayaa in aad isticmaasho internet kaaga 4G ah oo aad xawaare aad sareeya ku heli karto adigoo isticmaalaya VPN ka sidoo kale VPN waxa uu kuu ogolaanayaa inaad gasho meelaha qaar la block gereeyay . VPN waxaad heli kartaa app ahaan ayagoo u diyaarsan sidoo waxaad heliya isagoo WEBSITE ah, website kaas waxa uu ku siin IP adress aad ku heleyso VPN.Waxaa jira applications aad ufara badan oo vpn ah kuwaasoo lagu soo kordhiyo xawaaraha internate ka kuwa ugu fiican iyo kuwa liita 

Balse halkan kugulama wadaagayo wax app oo vpn ah Waxaan kugula wadaagi doonaa website kaasoo laga leeyahay dalka japan Waxaana loo soo saaray inuu ka caawiyo ardayda digata online ka si ay u helaan inetnate xawaarihiisa sareeya kana sareeya xawaaraha wifi ga, 4G ga iyo LTE da.


Siduu u shaqeeyo website ka 

Website kan waxaad ka heleysaa ip adress oo fara badan oo wada free ah oo kuwaasoo kuu sahlaya inaad hesho internate xawaare sare leh Website ka markaad gashid waxaa si too ah kuu soo baxayso wajhada website ka Halkaad waxaad ka arkaysaa ip adress faraban mid kamid ah ip adress yadaasi ayaad copy greenysa kadib waad isticmaalaysaa, haduu ip adress kaasi kuu shaqeyn waayo mid kale ayaad soo koobi gareesanaysaa

Ip adress ka sida loo isticmaalo waxaad ka daawataa muuqaalka kore.

Search badan kadib waan idiin keenay link ga website ka ee cilada ku jirtay, hada waxad isticmaali kartaa si dhib la aan ah qeybta hoose ayaan kuugu reebay linkga. {alertSuccess}

Linkga website waxaan kuu soo dhigay qeybta hoose ku dhufo linkga, haduu kuu shaqeyn waayo ila soo xiriir mahadsn. ⤵️⤵️

{getButton} $text={WEBSITE} $icon={link} $color={Hex Color}



Post a Comment

Previous Post Next Post