BEDEL MAGACAG IYO SAWIRKA QOFKA AAD KALA HADLAYSO WHATSAPPKA

Ku soo dhowow shabakadeena   faaristube 

halkan waa shabakadda faaris tube

waxaad ka heleysaa waxyaabo ku saabsan technology ga simple technology tips

Iyo sidoo kale waxaad ka heleysaa wax yaabo kusaabsan edits ka muuqaal  habeynta iyo sawir hagaajinta 

Wixii dheeri ah waxad igala soo xiriiri kartaa instagram


Maanta waxan kuu soo gudbin doonaa sir cusub oo ku saabsan whatsappka



Qof walba waxa uu LEEYAHY qof u qaas ah sida sxbkaa ama sxbtaa, marka aad la hadlayso ama fariin aad isugu diraysaan ma jeclid in lagu qaso 😂 ama lagu foodeeyo. Hadaba waxaan kuu sidaa daawo oo ku anafacayso 😉 ⤵️

Hadii aad qof kala hadlayso whatsapp ka waxaa caadi ah inuu soo saaro qeybta sare magaca qofkaasi aad ku save greeysatay iyo sawirka u saaran

Marmarka qaar waxaad ubaahantahay qof agtaada fadhiya in aad ka qarsato inuu arko magaca iyo sawirka qofka aad kala hadlayso whatsappka .

Sidee ayaad u qarin kartaa ?

Mowduucaan waxan kuu soo gudbin doonaa qaabka aad u bedeli karto magaca iyo sawirka qofka aad kala hadlayso whatsapp ka, si aad uga qariso qof walba oo agtaada jooga si aanu kuu dareemin

KU SAABSAN APP KA :-

Waxan marwalba sameynaa chat ama qoraal inan isu dirno meel walba aan joogno wan isticmaalnaa fariin qoraaleed inan isu dirno anagoo isticmaaleyno whatsapp ka meel kasta aynu joogno sida anagoo asxaab la fadhino, anagoo taxi yada saaran ama basaska, inagoo classroom ka ku jirno, inagoo xafiisyada joogno, inagoo guryaha joogno, hadaba meel walba aynu joogno wan isticmaalnaa chatting ka, marka aynu isu dirayno fariimo waxa hareeraheena jooga dad kuwaas oo isha ku xadayaan waxa aynu qorayno ama fariinta aynu dirayno, dadka aynu la hadlayno ma noqonayan kuwa security ah wey ogaan karaan ayagoo isha ku xadayaan xaga kore ee profile ka

HIDE CHAT NAME 

Appka magaciisa waxaa la dhahaa HIDE CHAT NAME. 

Waa appka kaa caawinayo in uu kuu qariyo dhamaanba magacyada iyo sawirada chatting whatsappka qof ka aad kala hadlayso whatsappka

Sida uu u shaqeeyo

Waxa aad soo download gereysaneysaa appka kadib waxa aad u ogolaanaysaa dhamaan waxa weliba oo uu kuu so bandhigo kadib waxa aad samenaysaa magsaaran proffkaasi oo fake ah si aad ugu bedesho qofka ee aad qarinayso 

FEATURES KA UU LEEYAHAY APP KA :-

💡 waxa ku dari kartaa magaca fake ah.

💡 Sawir profile fake ah.

💡 Status fake ah.

💡 iyo kuwa kaloo badan .



SHORT INFO ABOUT APP :-

NAME.              :  HIDE CHAT NAME.

SIZE.                 :  3.0 MB.

DOWNLOAD.  :  +10k

REVIEW.          :   .......


MUUQAALKA SHARAXAADDA



Waxan muuqaalka kore kuugu sharaxay si faah faahsan app ka HIDE CHAT NAME. KA oo ah app kaa caawinaaya inaad qarsato qofka aad kala hadlayso whatsapp ka sida in aad sameyso fake name magaca been ah, sawir profile oo been ah sidoo kale status been ah iyo kuwa kaloo badan, si practically ah muuqaalka kore ka daawo si aad wax badan u fahanto.

LA SOO DEG APP KA :-

App kan waxaa download gereeyey in ka badan 10 kun qofood, hadii aad ubaahan tahy fadlan maqaalkan kore si fiican u dhuux.

Halkan hoose kala deg appka inta aadan la degin fadlan daawo muuqaalkan sare si aad u fahanto isticmaalka appka

DOWNLOAD

Post a Comment

Previous Post Next Post