QURXI QORAALADA WHATSAPPKA __ FARSAMO CAJIIB AH

 Ku soo dhowow markale iyo shabakadeena   faaristube 

halkan waa shabakadda faaris tube

waxaad ka heleysaa waxyaabo ku saabsan technology ga simple technology tips

Iyo sidoo kale waxaad ka heleysaa wax yaabo kusaabsan edits ka muuqaal  habeynta iyo sawir hagaajinta 

Wixii dheeri ah waxad igala soo xiriiri kartaa Instagram

Mowduuceena maanta waxan ka hadlaynaa farsamoyin aad u wanaagsan oo tayeysan oo ku saabsan whatsappka .





Cinwaankeena maanta wuxuu inoo noqon sida loo qurxiyo qoraalada, imojs yada iyo stickerada whatsapp ka .
maadaama dhamaanteenu aynu wada isticmaalno whatsappka mar walba na aynu fariimo isu dirno si caadi, hadaba waxaa jira qaab fudud oo aad fariimahaaga ama qoraaladaada ku qurxin karto adigoo farta ka bedelaya farta oo aad ka dhigeyso qoraal aad u qorxoon.
qofkasta arkana ku weydiin doono qaabka aad u sameysay ama farsamada aad u isticmaashay.

hadaba waxaan kuu haayaa app kaa caawin doona dhamaan farsamooyiinkaas aad u baahantahay iyo farsamo kale oo dheeraad ah.

SHARAXAADA APPKA :
Appkan waxaa la yiraahdaa Bobble indic keybourd waxaad ka heli kartaa google playstore ka
waxyaabaha uu kuu qaban doono appka waxaa kamid ah :

1- qoraaladaada ayaad ka dhigi kartaa kuwa heer sare ah adigoo ka bedelayaa farta asalka ah oo aad ugu bedeleysao farta aad jeceshahay oo ku cajab gelisa.

2- emojiyada aad isticmaasho oo dhan waxaad ka heleysaa keyboard kan weliba emojs animation leh oo dhaqdhaqaaya oo aadan ka heleynin keyboard yada kale.

3- sawirkaaga ama sawir kale ayaad ka dhigan kartaa sticker kuu gaara, weliba appka wuxuu kuu sameen doonaa stickero aad u heer sareeya .

BOBBLE KEYBOARD:
App kan waxaa la aas aasay sannadka markuu ahaa 2015 .
Sidoo appka waxa uu ku SHAQEEYAA labada system ama labada software android ka iyo ios ka ba.

FEATURES KA APPKA :

Appka waxa uu leeyahay features aad u fara badan waxaa ka mid ah : 
💡 big moji, shayaris, jokes and much more.
💡 awesome feature
💡 personalized
💡 pro tips
💡 legion language.
Iyo kuwa kaloo aad u badan .
APP-KAN waxa uu leeyahay luuqado aad u fara badan oo ay ka badan yihiin 70 luuqadood.
Sidoo kale appka waa mid free ah.

FUUL INFO ABOUT APP :

  • NAME                  :    BOBBLE INDIC KEYBOARD
  • SIZE                     :    24MB
  • REVIEWS            :    286K REVIEWS
  • DOWNLOAD      :    10M+ DOWNLOADS

MUUQAAL SHARXAAD



Muuqaalkaan waxaad ka heleysaa sida loo isticmaal appka, intaadan isticmaalin waxa lagaa rabo inaad iska saxdo iyo step yada la maro intaas oo dhan muuqaalka kore ayaad ka heli kartaa

Waxaa sidoo kale kugu sharaxay appka features kiisa iyo kuwa ugu muhiimsan feature walba sida loo ISTICMAALO iyo waxtarkiisa,
Runtii app kan waa uu ka fiican yahay keyboard yada kale, keyboard kan waxad ku samesan kartaa emojs adiga kuu gaar ah ama kuu qaas ah animation oo aadan. Ka heleynin keyboard yada kale. Sidoo kale waxaa ka heleysaa fonts yo Ama far aad u qurux badan midka  aad rabto ayaa adeegsan ama ISTICMAAli kartaa.
Waxa uu lee yahay emojs oo dhaqdhaqaaya leh.
fadlan daawo muuqaalka si aad u hesho macluumaad dheeri ah.

DOWNLOAD APP
APP-KAN waxaa download gereyay in kabadan 10 million oo qof ah waxaa na lagu tiriyaa inuu ka mid yahay app ka ugu fiican ee loo ISTICMAALO keyboard ahaan.
app kan waxaad ka heleysa google playstoreka iyo ios ka labada ba isagoo android ah hada hadii aad u baahan tahay inaad si fudud ku soo degsato appka keliya riix halkan ;-  ⤵️

➡️ DOWNLOAD

Post a Comment

Previous Post Next Post